Ogeysiis Muhiim ah oo loo hayo Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Qurbaha

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac baxay fatxulkhayr oo ku yaal magaalada hargaysa oo lagu baran doono xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka iyo barashada duruusta . Dugsigan waxaa lagu dhigan doonaa hab casri ah oo online skype … Continue reading Ogeysiis Muhiim ah oo loo hayo Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Qurbaha